Today the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia and the United States Government celebrated an expansion of their partnership for stabilization in Mogadishu. This joint collaboration through the United States Agency for International Development (USAID) is currently implementing $2 million in quick-impact activities, including today’s grand opening of a rehabilitated and expanded office, meeting hall, and training complex for the Benadir Regional Administration. Due to the success of the initial work, USAID and the TFG, Benadir Regional Administration and local community leaders have just begun implementing an additional $6.3 million in quick-impact projects across the city to improve the quality of life for the Somali people.
“We support the Somali people’s drive to a stable and lasting government,” said Angela Yoder-Maina, USAID TIS Manager. “This partnership is providing tangible results across Mogadishu, from street lights to meeting halls to garbage collection, which show Somali-led stabilization and governance.”
“Through cooperation with USAID we have achieved much more than we would have alone,” said Mogadishu Acting Mayor, Deputy Mayor Ali Ahmed Gure. “Also, these programs are designed with the Somali public to focus on the public interest; they invest in Somalis coming together.” USAID’s Transition Initiatives for Stabilization project is aimed at improving government service delivery and supporting Somali governance by providing projects as identified by communities. “This partnership has restored hope and confidence amongst government staff and we believe this new facility will improve our efficiency and service delivery as an institution,” said Mogadishu Deputy Mayor, Ali Ahmed Gure.
####
For more information please contact:
Angela Yoder-Maina, TIS Program Manager, ayoder-maina@usaid.gov
Matt Goshko, Public Affairs Officer, goshkoME@state.gov
Muqdishu Somalia – Maanta dowlada federaalka kumeel gaarka iyo dowlada dalka Mareykanka waxaa ay u dabaaldageen xoojinta iskaashiga ka dhexeeyo labada dal ee lagu soo dabaalo xaslooni waarta magaalada Muqdishu. Wadashaqeyntaan oo hay’ada USAID oo dowlada Mareykanaka u qaabilsan horumarka caalamiga waxaay xiligaan fulineysaa mashaariic wax ku ool ah ah oo lacagtooda ay gaareyso $2 milyan, oo ay ka mid yihiin dayactirida xafiisyada dowlada , xarumaha lagu qabto shirarka iyo xarumaha tababarada lagu qabto oo loogu deeqey gobolka Banaadir. Iyada oo la tixraacaayo guulihii laga gaarey wejigii hore ee mashaariicda ayaa hay’ada USAID, DKMG ah iyo bulshada Soomaliada waxaa ay bilaabeen hirgelinta mashaariic kale oo gaareysaa $6.3 miliyon ee cusub oo loogu talagaley inay wax tar wax ku ool ah ka geysaneysaa nolosha bulshada magaalada Muqdishu
“Waxaan kaalmo ka geysanaa daddaalka ummada Soomaaliyeed ugu jiraan in ay helaan xasilooni iyo dowladnimo waarta” ayey tiri Angela Yoder-Maina, Maareyaha Mashaaricda TIS, USAID. Wadashaqeyntaan waxaay keentay guulo la taaban karo oo ay ka mid yihiin nal gelinta waddooyinka, ka ururinta qashinka magaalada oo muujineysa dowladnimo iyo xasilooni oo ay hormuud ka yihiin Soomaalida.
“La shaqeynta hay’ada USAID waxaa ay noo fududeysay in aan ka guul gaarno howlo badan oo aanan ka guul gaari laheen” ayuu yiri kuxigeenka duqa magaalada Muqdishu Ali Ahmed Gure r. Sidoo kale barnaamijyadan waxaa lagu qaabeeyey in ay u adeegaan dannaha bulshada; waxaa ay horseedayan isdhex galka bulshada Soomaalida”
Hindisaha lagaleeyahay caawimaadkan USAID ufidineysaa Somalida waxaa uu qyeb kayahay caawimaad guud oo loobahanyahay xiligan kala guurka ah, waa barnaamij lagu horumarinaayo adeegyada bulshada ee dowlada iyo xoojinta dowladnimada Soomaaliyeed taas oo lagu gaaraayo hergelinta barnaamijyo oo dadka ay ayagu doorteen. “Wadashaqeyntaan waxaa ay rajo iyo kalsooni gelisey shaqaalaha dowlada waxaana aaminsanahay amkaaniyaadkaan waxaa ay wanaajin doonaan howl qabadkeena iyo adeegyadeena hay’ad ahaan” ayuu yiri ku xigeenka duqa magaalada Muqdishu, Ali Ahmed Gure
####
Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir:
Angela Yoder-Maina, TIS Program Manager, ayoder-maina@usaid.gov
Matt Goshko, Public Affairs Officer, goshkoME@state.gov